Ma dhab baa in dowlada Qatar ay bixineyso dhaqaale lagu weeraro Jubbaland & Galmudug?

Madaxda Dowladda Somalia ayaa lagu eedeeyay inay taageero dhaqaale u raadsadeen dalka Qatar si ay ugu adeegsadaan doorashooyinka soo socda ee maamulada Jubbaland iyo Galmudug. Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa galabta gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar, iyadoo socdaalkaasi uu ka dambeeyay kulan magaalada Maka Al-mukarama ee Sacuudiga ku dhexmaray Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo … Continue reading Ma dhab baa in dowlada Qatar ay bixineyso dhaqaale lagu weeraro Jubbaland & Galmudug?